Gudoomiye Yariisow oo baraha bulshada ku Weeraray Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa weerar shaqsi ah ku aaday xildhibaan Warsame Joodax oo hore u soo noqday guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir xiligii ay jirtay dowladii Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed. Weerarka guddoomiye Yariisow ayaa ahaa looga jawaabayey hadal uu  Xildhibaan Joodax  warbaahinta Muqdisho ka sheegay oo ahaa in Yariisow loo xil saaray Gobolka Banaadir … Continue reading Gudoomiye Yariisow oo baraha bulshada ku Weeraray Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka